Ciidamadda amniga oo gacanta kusoo dhigay keyd hub oo Shabaab ay lahaayeen
Jan. 14 (Jowhar.com)-Ciidamada hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA iyo kuwa Booliska ayaa howlgallo ay xalay iyo saaka ka fuliyeen magalada Muqdisho kusoo qabtay kooxo 'burcad' ah, hub, rasaas, waxyaabaha laga sameeyo qaraxyada iyo!-->…