RW Xamse oo amar dul dhigay Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha.
Dec. 24 (Jowhar.com)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan muhiim ah maanta la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda, ayaa faray ilaalinta wakhtiga shaqada dowladda ee…