Fahad Yaasiin oo ku guuleystey doorashada Kursiga HOP 86
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Beledweyne oo goordhow bilaabatay ayaa waxaa kursigii u horeeyay ku guuleystey Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo hore u ahaa Agaasimihii Hay'ada Nabadsugida Qaranka