Tigrayga oo dib ula wareegay magaalada Lalibela

Maleeshiyaadka Tigrayga ayaa dib u qabsaday magaalada Lalibela ee waqooyiga Itoobiya, sida ay sheegeen dadka deegaanka, wax ka yar laba toddobaad kaddib markii ciidamada dawladda iyo xulafadooda ay la wareegeen magaalada qadiimiga ah oo ka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More