Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ergayga cusub ee Qaramada Midoobay
June. 07 (Jowhar.com)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu u soo magacaabay dalkeenna Marwo Catriona…