Kulan looga hadlayay Xiriirka Bulshada iyo Hay’adaha Dowliga oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar
June 28 (Jowhar.com)-Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa maanta lagu soo gabababeeyay Madal looga hadlayay xiriirka bulshada iyo hay'adaha dowliga.