Browsing Category
NEWS
NEWS
Kooxo hubeysan oo Imaam Masjid ku dishay magaalada Muqdisho
Feb. 13 (Jowhar.com-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxo bistoolado ku hubeysan ay aroortii hore ee saaka ku dileen degmada Wadajir wadaad caan ka ahaa degmadaasi.
Turkiga oo beegsanaya 134 qandaraasle oo loo heysto dhismayaasha ku burburay dhulgariirka
Feb. 13 (Jowhar.com-Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in ay bartilmaameedsanayaan illaa 134 qandaraasle iyo dhinacyo kale oo lagu eedaynayo inay qayb ka yihiin, tayada dhismayaasha ay dhiseen oo hoosaysay iyo hababka dhismaha ee aan sharciga…
Mareykanka oo 12 Shabaab ah ku dilay duqeyn ka dhacday degmada Hobyo
Feb. 12 (Jowhar.com-Taliska Ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa sheegay inay 12 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ku dileen weerar dhinaca cirka ay oo ay Jimcihii ka fuliyeen deegaanno ka tirsan degmada Hobyo, sida lagu sheegay…
RW Xamze oo Q.Midoobe kala hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa Barakacayaasha
Feb. 12 (Jowhar.com-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha, Robert…
Cabsi laga qabo dhul gariir xooggan oo waqti dhow ka dhici kara Istanbul
Feb. 12 (Jowhar.com-Khubarrada saadaaliya dhul gariirrada ayaa soo saaray digniin xoog leh oo ku saabsan dhul gariir waqti dhow ka dhici kara Istanbul.
Khasaaraha dadka ku dhintay dagaalka Laascaanood oo sii kordhaya
Feb. 12 (Jowhar.com- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa maalintii todobaad ku waabariisatay dagaal culus oo halkaasi ka socda.
Inkabadan 20 Shabaab ah oo lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Sh.Hoose
Feb. 12 (Jowhar.com- Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay weerar ay kula beegsatay kooxda Al-Shabaab deegaanka Sabiid ee gobalka Shabeellaha Hoose.
Galmudug iyo Qaramada Midoobe oo heshiis ku saxiixday magaalada Dhuusa-mareeb
Feb. 11 (Jowhar.com- Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa maanta heshiis dhul loogu asteeyay Xafiiska Qaramada Midoobay la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya…
Gudoomiyaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo la kulmay madax ka socotay UNDP
Feb. 11 (Jowhar.com-Gudoomiyaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin ayaa maanta kula la qaatay madax ka socotay hay’adda UNDP oo uu hoggaaminayay Jocelyn Mason Madaxa UNDP ee Soomaaliya isagoo oga mahadceliyay…
Xabad joojintii Laascaanood oo burburtay iyo dagaalka culus oo galay maalinkii 6-aad
Feb. 11 (Jowhar.com- Maalinkii 6-aad oo xiriir ah ayaa duqeyn kusocotaa magaalada Laascaano, hub culus ayaa ku soo dhacaya goobaha rayidka, Banaanka magaalada waxaa ka socda dagaal culus, tani ayaa ka dhigan in Xabadjoojintii lagu dhawaaqay…
Shabaab oo qaraxyo Ismiidaamin ah ku weerartay xero ku taala Afmadow oo ciidamo lagu diyaarinayay
Feb. 11 (Jowhar.com-Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dabley ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen xero lagu diyaarinayay ciidamadda maamulka Junaland, si ay duulaan ugu qaadaan deegaanada…
Laascaanood: Somaliland oo ku dhawaaaqday xabad joojin hal dhinac ah
Feb. 11 (Jowhar.com-Xukuumada Somaliland ayaa xalay ku dhawaaqday xabad joojin hal dhinac ah, kadib shir jaraa'id uu qabtay wasiirka warfaafinta Somaliland oo ay barbar taagan yihiin wasiirada arrimaha gudaha iyo gaashaandhiga.
Madaxweyne Xasan oo khudbad xasaasi ah lla jeediyay shir ka dhacay dalka Talyaaniga
Feb. 10 (Jowhar.com-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talyaaniga ayaa Khudbad ka jeediyay kulan dadweyne oo ka dhacay Jamaacada LUISS Guido…
Kenya oo ciidamadeeda Heegan gelisay shaacisayna Magacyada Rag lala xiriirinayo Alshabaab
Feb. 10 (Jowhar.com)Dowlada Kenya ayaa heegan sare gelisay ciidamadeeda ammaanka kadib markii ay soo baxeen warar sheegay in kooxaha argagaxisada ay qorsheynayaan weerar ay ka geystaan caasimada dalkaas ee Nairobi.
Shabaab oo war ka soo saartay dagaalka magaalada Laascaanood
Feb. 10 (Jowhar.com-Kooxda Al-Shabaab ayaa beenisay hadalkii wasiirka arrimaha dibadda Somaliland ee ahaa in ciidmada Somaliland ay la dagaalamayaan 'aragaxiso, iyo maliishiyaad ku xiran Alshabaab' waa sida uu hadalka u dhigaye xilli uu…
Dagaalka Laascaanood oo galay maalintii Shanaad oo xiriir ah iyo xaaladda oo ka sii dartay
Feb. 10 (Jowhar.com-Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in maalintii Shanaad uu galay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhexeeya ciidanka Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka.