Browsing Category
NEWS
NEWS
Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo si kala gaar gaar ah u Ansixiyay Hindise Sharciyeedyo
Feb. 18 (Jowhar.com)-Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedyada kala ah Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda iyo ‘Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka dhulka hoostiisa.
Dad ka barakacay colaada Laascaanood oo u gudbay dalka Itoobiya
Feb. 18 (Jowhar.com-In ka badan 60,000 oo Soomaali ah, oo u badan haween iyo carruur, ayaa u qaxay Ismaamulka Soomaalida Itoobiya dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay.
Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab ah oo ay ku jiraan saraakiil ku dishay Hiiraan
Feb. 18 (Jowhar.com-Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahisay howlgalo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay kooxda Al-Shabaab oo laga sameeyay qeybo kamid ah gobolka Hiiraan.
Madaxweyne Xasan oo Addis Ababa u tagay ka qeyb galka shir madaxeedka AU
Feb. 18 (Jowhar.com-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qayb galayo meertada 36-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga…
Maxkamadda Ciidamadda oo toogatay laba askari
Feb. 18 (Jowhar.com-Maxkamada ciidamadda qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil toogasha ah ku fulisay laba askari oo bishii hore dilal ka geystay gobolada Banaadir iyo Sh.dhexe.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qaaraanka loo ururinayo dhulgariirka Turkiga iyo dagaalka…
Feb. 17 (Jowhar.com-) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dadaalka dowladda Fedreaalka iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku doonayaan in ay ugu gurmadaan dadka waxyeeladu kasoo gaartay dhul-gariirkii ka dhacay dalka Turkiga iyo…
Qaramada Midoobay oo shaacisay tirada dadka ku barakacay dagaalka Laascaanood
Feb. 17 (Jowhar.com-) Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isku Xirka Arrimaha Bani’aadannimada (OCHA), ayaa ka hadlay dagaalada ka socda magaalada Laascaanood iyadoo shaacisay in dad ku dhow labo boqol oo kun oo qof ay ka barakaceen magaalada.
Kenya oo dishay Shabaab qaraxyo wado ku aasaysay
Feb. 17 (Jowhar.com-Ciidamada Kenya ayaa 16-kii February waxa ay saddex ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dileen degaanka Sarira oo ka tirsan gobolka xeebta ee Lamu, una dhow xadka Soomaaliya, sida uu sheegay wargeyska Daily Nation.
Mareykanka oo duqeyn ku dilay Shan ka tirsan kooxda Shabaab
Feb. 17 (Jowhar.com-Mareykanka ayaa sheegay inuu weerar ku dilay xubno ka tirsan Shabaab, kadib weerar ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sh.dhexe.
Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay magaalada Beledweyne
Feb. 17 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga heklayaa dil xalay kooxo bistoolado ku hubeysan ay ka geysteen magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan.
Ra’iisul wasaare Xamze oo ku dhawaaqay iney bilaabatay qaaraan u arururinta shacabka Turkiga
Feb. 17 (Jowhar.com-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xalay daah-furay ololaha taakulaynta iyo gurmadka dowladda iyo shacabka Tukiga, kuwaas oo ay dhibaato baaxad wayni ka soo gaartay…
Warar kasoo kordhay weerarkii Shabaab ee xerada ciidamada Jubaland ee Baarsanguuni
Feb. 16 (Jowhar.com-Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka weerar ku qaaday xerada ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo Xoogga Dalka ay ku leeyihiin deegaanka Baarsanguuni ee waqooyiga magaalada Kismaayo.
Shariif Sheekh Axmed;”Dagaalka Laascaanood waxaa lagu sifayn karaa dambiyo ka dhan ah…
Feb. 16 (Jowhar.com- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dagaalada ka socda magaalada Laascaanood,waxana uu ku sifeeyay in uu yahay mid lagu galayo dambiyo ka dhan ah bani'aadaninimada.
Naadiga Ardayda Minxadda Waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation oo Muqdisho laga Daahfuray
Feb. 16 (Jowhar.com)-Munaasabad lagu daahfurayay naadigii ugu horeeyay oo ay yeelanayaan ardayda deeqada waxabarashada ay siisay Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ay ka soo qeyb galeen.
Xogta dakhliga Daacishta Soomaaliya soo gasha bil walba
Feb. 16 (Jowhar.com-Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobe ayaa lagu soo bandhigay macluumaad la xiriira dakhliga bil kasta ay soo xareyso kooxda Daacish garabkeeda Soomaakiya iyo meelaha ay ka hesho dhaqaalaha.
60 Shabaab ah oo lagu dilay dagaal iyo duqeymo ka dhacay gobolka Mudug
Feb. 16 (Jowhar.com-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal iyo duqeymo wada socday oo ka dhacay howdka deegaanka Qaycad ee koofurta gobolka Mudug, halkaasoo ay isku fara saareen ciidamadda dowladda iyo kuwa…