Browsing Category
NEWS
NEWS
Xamse Cabdi oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Spain
Feb. 15 (Jowhar.com-)Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden ee Soomaaliya Per Lindgärde.
Somalilamd oo ergo madax dhaqameed ah u dirtay Laascaanood, si ay wadahadal uga galaan dagaalka
Feb. 15 (Jowhar.com-Maamulka Somaliland ayaa sheegay markii ugu horeysay inay ergo madax dhaqameed ah u dirayaan gobolka Sool, si ay ula soo xaajoodaan isimada dhaqanka ee ku sugan magaalada Laascaanood.
Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Muqdisho iyo banaanbax socda
Feb. 15 (Jowhar.com-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidanka Milatariga ay degmada Xamar Jajab ku dileen wiil dhalinyara ah oo watay Mooto Bajaaj.
Kenya oo madaxweyne Xasan kala hadashay kordhinta Qaadka la keeno Soomaaliya
Feb. 15 (Jowhar.com-Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee dalka Kenya, ayaa qoraal uu bartiisa twitterka ku baahiyay ku sheegay in kulan isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheikh Maxamuud ku dhexmaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga uu…
Beesha Caalamka oo si kulul uga hadashay duqeymaha ku socda magaalada Laascaanood
Feb. 15 (Jowhar.com-Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaalka laascaanood, wax walba miiska wadahadalka lagu dhameeyo, iyagoona sidoo kale ugu baaqay dhinacyada dagaalamaya in ay ogolaadaan in gurmad…
Dadka ku dhintay dhul-gariirkii Turkey iyo Suuriya oo kor u dhaaftay 41,000
Feb. 15 (Jowhar.com-Dalka Turkiga, sagaal qof ayaa Talaadadi shalay nolol loogu tagay oo laga soo badbaadiyay darbiyada burburay hoostooda, hal todobaad kaddib, dhul-gariirki xoogganaa ee garaacay Turkiga iyo Suuriya.
Dowladda Soomaaliya oo laga cafiyay deymihii sanduuqa Q.Midoobe ee horumarinta beeraha
Feb. 14 (Jowhar.com-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta Beeraha IFAD ayaa uga mahadceliyey cafinta…
Wararkii u danbeeyay dagaal culus oo Bacaadweyn ku dhexmaraya ciidanka dowladda iyo Shabaab
Feb. 14 (Jowhar.com-Warrarka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dawladda oo ay taageerayaan kuwa maamullka Galmudug ay ku sii dhawaanayaan magaalada Bacaadweyne oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab.
Kudhowaad 100 xildhibaan oo saxiixay mooshin mudo kordhin loogu sameynayo Xassn Sheekh
Feb. 14 (Jowhar.com-In ka badan 60 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa saxiixay mooshin lagu kordhinayo in waajibaadka Baarlamaanka Federaalka laga dhigo muddo shan sano ah, taasoo qeyb ka ah qorshaha muddo kororsiga sanadka ee ay…
Dagaal xalay ka bilowday Laascaanood oo wali socda iyo madaafiic ku dhaceysa xaafadaha
Feb. 14 (Jowhar.com-Xalay ayaa waxaa ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka uu dagaal ku dhex maray magaalada Laascaanood, dagaalkaas oo bilaabmay abaaro sideedii iyo dheeraad fiidnimo ayaa wararku sheegayaan inuu socday qiyaastii laba…
NATO oo sheegtay in rasaasta ay gabaabsi ka tahay Ukraine
Feb. 14 (Jowhar.com-Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in saadka hubka, gaar ahaan rasaasta ay ciidamada Ukraine u isticmaalayaan dagaalka Ruushku, inuu gabaabsi yahay, isla markaana ay tahay in dalalka Isbahaysigu inay…
Xiisadda Buufinada Basaaska ah ee u dhexeeysa Maraykanka iyo Shiinaha oo sii xoogeysatay
Feb. 13 (Jowhar.com-Xiisada ka dhalatay buufinnada basaaska ah ee u dhexeysa Washington iyo Beijing ayaa cirka isku shareertay kadib markii labada wadan ay isweydaarsadeen eedeymo la xiriira buufinada basaaska ah.
Jabuuti oo cadeysay mowqifkeeda dagaalka maalinkii 8-aad ka socda Laascaanood
Feb. 13 (Jowhar.com-Dowladda Jabuuti oo ka hadashay dagaalka maalintii 8-aad ka socda magaalada Laascaanood ayaa sheegtay in xukuumadda uu hoggaaimiyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay had iyo jeer u ololeynayso nabadda gobolka ayna…
Labo Maxbuus oo lagu dhex diley Maxkamada degmada Jowhar
Feb. 13 (Jowhar.com-Maxkamada degmada Jowhar ayaa lagu dhex diley 2 maxbuus oo loo haystey dilka wiil yar oo saddex sano jir ah.
Xoghayaha SJS Cabdalla Muumin oo laba bil oo xabsi ah lagu xukumay
Feb. 13 (Jowhar.com-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta laba bilood xabsi ah ku xukuntey xoghayaha ururka u dooda xuquuqda saxafiyiinta ee SJS, Cabdalla Axmed Muumin.
Xamze oo amray in wax laga bedelo hanaanka loo sugo amniga Muqdisho
Feb. 13 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Hamze Abdi Barre ayaa amray in si deg deg ah wax looga beddelo qaabkii hore ee amniga caasimadda loo sugi jiray.