Browsing Category
NEWS
NEWS
Ciidamadda amaanka oo Baardheere ku dilay nin hubeysan oo dil qorsheynayay.
July 02 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa toogasho ay saaka ciidamadda amaanka ee dowladda ka sameeyeen degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Hoggaamiyaha Taliban oo si qarsoodi ah ku tagay magaalada Kabul.
July 02 (Jowhar.com)-Hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee ururka Taliban ayaa booqashadiisii ugu horraysay ku tagay magaalada Kabul ee caasimadda u ah waddanka Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiisha Taliban.
Ergeyga madaxweynaha ee Abaaraha oo la kulmay xoghayaha guud ee Jamacadda Carabta.
July 02 (Jowhar.com)-Cabdiraxman Cabdishakur, ayaa xalay fiidkii dhambaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxwyne Xassan Sheekh u gudbiyay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abul Gheit.
Wararkii u danbeeyay markab weyn oo xalay ku soo xirtay dekeda magaalada Boosaaso.
July 02 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya markab weyn oo xalay ku soo xirtay dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, iyadoo markabka uu 12-kii maalin ee ina dhaaftay taagnaa Bada.
Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegtay in qaar kamid ah askartii Eritrea loo qaaday ay dhinteen.
July 01 (Jowhar.com)-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa markii u horeysay xaqiijisay in qaar kamid ah dhalinyaradii tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ay dhinteen, xili wararkaasi maalmihii la soo dhaafay la isla dhexmarayay.
Cali Guudlaawe oo dib ugu laabtay magaalada Jowhar
July 01 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar ee caaso,ada Hirshabelle.
Jarmalka oo cambaareeyay Duqeyn ay ciidamada Ruushka ka geysteen magaalada Odesa
July 01 (Jowhar.com)- Xukuumada Berlin ayaa si xoog leh u dhaleecaysay weeraradii Jimcihii la soo wariyay ee ka dhacay koonfur-galbeed ee Ukraine, kaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 19 qof.
Munaasabad lagu sagootinayay arday ka tirsan Jaamacada Muqdisho oo lagu qabtay Xarunta…
July 01 (Jowhar.com)- Arday ka tirsan jaamacadda Muqdisho oo diraaso ku soo qaadanaya dalka Turkiga ayaa xaflad sagootin ah maanta loogu sameeyay xarunta jaamacadda.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.
July 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.
Deni oo bedelay mowqifkiisii Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaare Xamse.
July 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay cilaaqaadka madaxweyne Xasan yo ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barro, xili la hadal hayay inuu jiro khilaaf kala dhexeeyo dowladda…
Madaxweyne Lafta-Gareen oo sheegay in dalka uu galay gumeysi qarsoon.
July 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad weyn oo lagu xusayay 62 sano guuradii ka soo wareegatay markii gobolada Koofureed ay ka xoroobeen gumeystihii…
(SAWIRRO) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay xuska 1-da Luulyo
July 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 62-aad ee ka soo wareegtay markii ay ka xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka gumeystihii Talyaaniga…
Maraykanka oo ugu deeqaya $800 oo Maliyan oo Dollar dowlada Ukraine
June 30 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in Maraykanku uu $800 oo milyan oo kale oo hub ah iyo gargaar milateri siin doono Ukraine, isagoo ammaanay geesinimada reer Ukraine tan iyo markii uu Ruushku soo duulay…
Guddi loo magacaabay xisaab xirka miisaniyada 4-tii sano u danbeysay ee Farmaajo.
June 30 (Jowhar.com)-Guddiga dabagalka iyo Xaqiiqa raadinta xisaab xirkii 4-tii sano ee u dambeysay ee Miisaaniyadda sanadkii 2018, 2019, 2020, 2021 ayaa la magacaabay, kuwaasoo ka kooban 7 xubnood oo shan ka mid yihiin Xildhibaano iyo Labo…
Baarlamaanka oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2022.
June 30 (Jowhar.com)-Labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa meel mariyay Miisaaniyadda sanadka 2022, kaddib saddex maalmood oo dood adag ka socotay, waxaana warbixinta ay soo gudbiyeen Guddiga KMG Maaliyadda ee loo saaray Miisaaniyadda ku jirtay…
Meydka wiil dhalinyara ah oo laga helay Xeebta Kawaan Bari ee Magaalada Muqdisho.
June 30 (Jowhar.com)-Waxaa saaka xeebta Kawaan Bari ee degmada Kaaraan laga helay meydka Wiil dhalinyara ah, kaasoo bada ay soo tuftay.