Browsing Category
NEWS
NEWS
Talo Sharci oo la xiriirta Xukuumadda cusub ee RW Xamse.
June 19 (Jowhar.com)-Laamaha dowladdu waa saddex (Garsoor, Baarlammaan iyo Fulin), hay’adda dalka maamusha waa hay’adda dambe, waxayna ku maamushaa dhawr arrin oo kala ah:
Goorma ayaa ra’iisul wasaare Xamse la horgeynayaa golaha shacabka?
June 19 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta bilaabay kulamo uu la yeelanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka, si uu codka kalsoonida u helo.
Askar ilaalo u ah Kulane Jiis oo lagu xiray magaalada Muqdisho.
June 19 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqsisho ayaa sheegayanin Ilaalo ka tirsan Nabadsugida, gaar ahaan Ciidanka loo yaqaano Duufaan oo la shaqeynayay Xildhibaan C/llaahi Kulane oo horay uga mid ahaa Saraakiisha NISA…
Nin Al-Shabaab qaraxyada u soo galin jiray Muqdisho oo la xukumay.
June 19 (Jowhar.com)-Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamadda Qalabka sida ayaa maanta xukun ku riday nin lagu magacaabo Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun, kaasoo ka tirsanaa Shabaab saddexdii sano ee la soo dhaafay.
Barakacayaasha kunool Muqdisho oo dib u dajin loogu sameynayo degmada Hiliwaa.
June 19 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda hey’adda I.O.M ee Soomaaliya, kulankaas oo uu goob joog ka ahaa xog’hayaha guud…
Haweeney Kusime madaxweyne ka ah dalka kadib safarka Xasan Sheekh.
June 19 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid ayaa ka ambabaxay…
Ciidamada Amaanka oo Muqdisho ku dilay nin dhac geysanayay.
June 19 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa iska-horimaad kooban oo xalay magaalada Muqdisho ku dhexmaryay koox burcad ah oo dhac geysaneysay iyo ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya.
Xasan Sheekh oo maanta booqanayo dalkii u horeeyay kadib doorashadiisii.
June 19 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa inuu safarkiisii ugu horeeyay uga boxo dalka tan iyo wixii ka danbeeyay markii xilka dib loogu doortay 15-kii bishii hore ee May.
Maxamed Bin Salmaan oo booqanayo dalka Turkiga kaddib dilkii Jamal Kashoggi.
June 19 (Jowhar.com)-Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa todobaadkan booqashadii u horreysay ku tagaya dalka Turkiga,halkaasoo uu heshiisyo kula saxiixanayo madaxweynaha wadankaas iyo mas'uuliyiin kale.
Dowladda Kenya oo shaacisay xiliga Soomaaliya ay fasaxeyso Qaadka
June 19 (Jowhar.com)-Dowladda Kenya ayaa bixisay macluumaad dheeraad ah oo ku aadan xiliga dowladda Soomaaliya ay fasaxeyso Qaadka ka soo go'a beeraha dalkaasi ee loo soo dhoofin jiray Soomaaliya, si loogu suuq geeyo.
Deni oo kulan xasaasi ah la yeelanayo xildhibaanada iyo Warbaahinta oo loo diiday.
June 19 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta oo Axad ah kulan gaara la leh xildhibaanada baarlamaanka Puntland, iyadoo kulankan uu ku soo aaday xili xasaasi ah oo khilaafaad uu hareeyay maamulkaas.
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay shaqa joojinta shirkadaha diyaaradaha
June 18 (Jowhar.com)-Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa beenisay iney jirto wax khatar ku ah amniga diyaaradaha ka howlgala gudaha dalka, iyadoo ay jirto walaac ku aadan shaqo joojin ay ku dhawaaqeen diyaaradaha gudaha.
Baxdo oo lagu soo bandhigay meydadka Shabaab, hub laga furtay iyo maxaabiis laga qabtay..
June 18 (Jowhar.com)-Maamulka degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ku sugan degaankaas ayaa maanta goob fagaare ah ku soo bandhigay, meydadka xubnihii Shabaab looga dilay dagaalkii shalay, saanad…
Maamulada diyaaradaha oo ku dhawaaqay iney joojinayaan Duulimaadyadii gudaha dalka.
June 18 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhamaan shirkadaha diyaaradaha dalka ay ku dhawaaqeen in laga bilaabo beri ay joojinayaan duulimaadyadii ay ku tagi jireen gobolada dalka.
Koox hubeysan oo Afgooye ku dishay Kormeerihii Waxbarashada Shabeellaha Hoose
June 18 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil barqanimadii maanta ka dhacay degmada Afgooye, kaasoo loo geystay mas'uul ka tirsanaa maamulka Koofur Galbeed.
Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta furay Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga sare.
June 18 (Jowhar.com)-Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka Furay Imtixaanka Mideysan ee Dugsiyada Sare oo Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay qaadeyso.