Browsing Category
NEWS
NEWS
Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis Ganacsi,Waxbarasho iyo Amni kala saxiixday
May 06 (Jowhar.com)-Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan dhinacyada, Arrimaha dibedda, Nabadgalyada, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada…
NISA oo dil iyo dhaawac u geysatay laba Shabaab ah oo dil qorsheynayay
May 06 (Jowhar.com)- Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay ka fuli rabeen degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Ruushka oo samaynaya dhoolatus Milatari oo hubka Niyukliyerka qeyb ka yahay
May 06 (Jowhar.com)-Ruushka ayaa sheegay in uu sameyn doono dhoolatusyo ay ku jiraan adeegsiga hubka nukliyeerka ah, maalmo kadib markii hogaamiyayaasha sare ee Yurub ay sheegeen in taageero militari oo xoogan ay siinayaan Ukraine.
Golaha wakiillada Somaliland oo ansixiyay xubintii toddobaad ee guddiga doorashooyinka
May 06 (Jowhar.com)-Golaha wakiilada ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa saaka ansixiyay xubintii todobaad ee komishinka doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Nairobi
May 06 (Jowhar.com)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Muran hor leh oo soo kala dhex galay Israel iyo Xamaas iyo cabsida dagaal cusub
May 06 (Jowhar.com)- Israa'iil iyo Xamaas ayaa weli isku maandhaafsan sidii ay u joojin lahaayeen dagaalka Gaza ka socda in ka badan 7 bilood, kaas oo ay ku dhinteen tobanaan kun oo qof, kuna qasbay in ka badan hal milyan oo Falastiiniyiin…
Kulan looga hadlayo Horumarinta iyo Kobcinta Dhaqaalaha oo Muqdisho ka furmay
May 05 (Jowhar.com)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan kobcinta iyo horumarinta dhaqalaha dalka, ayaa xusay dadaallada dowladda ee…
Israaiil oo dalkeeda ka mamnuucday warbaahinta Aljazeera
May 05 (Jowhar.com)- Golaha Wasiirada ee Ra'iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay in la xiro howlaha Aljazeera ee Israa'iil, sida lagu sheegay war ka soo baxay dowladda.
Ingiriiska oo ka hadlay kulan Safiirkooda uu Madaxweyne Deni kula yeeshay Garoowe
May 05 (Jowhar.com)- Howlgalka dawladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa sheegtay in safiirka UK ee Soomaaliya, safar uu ku tagay Puntland uu kala hadlay Madaxweynaha Puntland, sadex qodob oo ay ka mid yihiin
Maxkamada Racfaanka oo mar kale dhageysaneyso kiiska dilka ee loo heysto Sayid Cali
May 05 (Jowhar.com)- Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir ayaa la filayaa in maanta markii 2-aad ay dhageysato kiiska dacwadda ah ee ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan in xaaskiisa uu ku gubay magaalada Muqdisho.
Xamaas iyo Israail oo Heshiis xabadjoojin ku gaaraya Qaahira
May 04 (Jowhar.com)- Rajada laga qabo xabbad joojinta Gaza ayaa sare u kacday maanta, iyadoo wafdi ka socda Xamaas ay gaareen Qaahira, si ay u sii wadaan wadahadallada tooska ah.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootim ah la qaatay danjire Catriona Lainga
May 04 (Jowhar.com)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Turkiga
May 04 (Jowhar.com)-Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Jaamac ayaa magaalada Banjul ee dalka Gambia kula kulmay Wasiirka arrimaha dibedda Turkey mudane Hakan Fidan.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sagootiyay Catriona Laing
May 04 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah kula qaatay xafiiskiisa Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsanayd Soomaaliya…
Qaramada Midoobe oo shaacisay macluul baahsan oo ka jirta magaalda Gaza
May 04 (Jowhar.com)-Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay Jimcihi in waqooyiga Gaza ay hadda ka jirto macluul buuxda, kaddib muddo ka badan lix bil oo weerar dhan walba leh iyo xayiraad dhanka sahayda ah oo ay ciidanka…
FESOJ”Dawladdu waxay ku xad-gudbatay Xeerka Saxaafadda, taasoo wiiqday xorriyadda…
May 03 (Jowhar.com)-Warbixin uu maanta uu soo saaray Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ maanta oo ku beegneyd xuska maalinta saxaafada adduunka ayaa lagu shaaciyay in Dowlada Federalka Soomaaliya ay ku xadgudubtay sharciga…