Browsing Category
NEWS
NEWS
Wasiir ku xigeenka Caddaaladda Turkiga oo soo gaaray Muqdisho
May 01 (Jowhar.com)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Turkiga Mudane Niyazi ACAR iyo wafdi uu…
Q.Midobe oo Itoobiya kala hadashay xalinta xiisada Badda ee Soomaaliya
May 01 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha dibada ee Itoobiya Taye Atske-Selassie ayaa la kulmay Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing, oo tagtay Addis Ababa.
Ra’iisul wasaare Xamsa oo fariin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed
May 01 (Jowhar.com)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo ku aaddan maalinta Shaqaalaha Adduunka u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda.
Booliska New York oo hanjabaadii ugu cusleyd u diray banaanbaxayaasha
May 01 (Jowhar.com)-Booliska magaalada New York ayaa galay Jaamacadda Columbia fiidnimadii Talaadada, iyagoo isku dayaya in ay kala eryaan mudaaharaadayaal taageersan Falastiin, kuwaas oo qabsaday dhismeyaal ka mid ah fasallada Jaamacadda…
Xasan Sheekh oo la kulmay Agaasimaha Sirdoonka Turkiga
April 30(Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga Ibraahim Kalin oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Xamsa “Ma Aqbalayno in mar kale Doorasho ka dhacdo Teendhada”
April 30(Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso hirgelinta dhab-u-heshiisiin loo dhan yahay, taas oo horseedda in…
Agaasimaha Sirdoonka Turkiga oo Muqdisho booqasho ku yimid
April 30(Jowhar.com)-Agaasimaha Sirdoonka Qaranka ee dalka Turkiga Ibrahim Kalin ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho,waxaana la filayaa inuu kulamo la yeesho Agaasimaha cusub ee hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka…
Taliye Shub oo digniin culus u diray wasiirka Cadaalada Soomaaliya
April 30(Jowhar.com)-Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jen, Mahad Cabdiraxmaan Aden (Jen, Shub) ayaa uga digay wasaaradda Cadaaladda ee XFS falalkeeda uu sheegay in ay doonayso in lagu burburiyo ciidamada Asluubta, lays kagana…
Maraykanka oo Xamaas ugu baaqay inay aqbalaan hindisaha cusub ee Israa’iil
April 30(Jowhar.com)-Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay Isniintii inuu ku rajo weyn yahay in Xamaas ay aqbasho, waxa uu ugu yeedhay, dalabka "deeqsinimada ah ee aan caadiga ahayn" ee Israa'iil, kaas oo ku…
Taliyaha Ciidamada Xoogga oo la kulmay Taliyaha Ciidamada gaarka ee Maraykanka
April 29 (Jowhar.com)- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta kulan gaar ah oo looga hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab la qaatay Taliyaha ciidamada gaarka ah ee Mareykanka Kornel…
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo la kulmay Wakiillo ka socda hay’adda FAO
April 29 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kulan la qaatay wakiillo ka socday Hay’adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobe ee (FAO).
Wafdi sare oo ka socday dowladda Mareykanka oo ka baaqday safar ay ku tagi lahaayeen Boosaaso
April 29 (Jowhar.com)-Wefti sare oo ka socda Dowladda Mareykanka oo ay hoggaaminayaan madaxda Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa maanta ka baaqday booqasho ay ku tegi lahaayeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Inkabadan 20 qof oo ku dhimatay doon ku degtay meel kudhow magaalada Gaarisa
April 29 (Jowhar.com)-Ku dhawaad 21 qof oo rakaab ah ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen kadib markii doonidii ay la socdeen ay ku degtay deegaanka Kona Punda oo ka tirsan degmada Madogo ee ismaamulka Tana River.
Israel oo 13 Falastiiniyiin ah ku dishay marinka Gaza
April 29 (Jowhar.com)-Saraakiisha caafimaadka ayaa Isniinta maanta ah sheegay, in ugu yaraan 13 Falastiiniyiin ah lagu dilay weerar cirka ah oo ay ciidamada Israil ku bartilmaameedsadeen saddex guri oo ku yaalla degmada Rafax ee Marinka…
Maxkamada ICC oo soo saaraysa Amar lagu soo xirayo Netanyahu
April 29 (Jowhar.com)-Maamulka Israel ayaa ka walaacsan in Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ay soo saarto amar lagu soo xirayo Ra'iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadiisa ka dib kiiskeeda…
Moscow oo lagu soo bandhigay hubkii Nato
April 29 (Jowhar.com)-Baabuur gaashaaman oo ay Britain laga qabsaday iyo taangiyada Maraykanka ayaa lagu soo bandhigay magaalada Moscow ka dib markii laga qabsaday ciidamada Ukraine, taasoo qayb ka ah bandhig cusub oo sheegaya in guusha…