Browsing Category

NEWS

NEWS

Ra’iisul Wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaddd Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay dalka Djibouti uga qeyb galeen caleemosaarka madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti mudane…

Wararkii ugu dambeeyay ee Duqeynta Falastiin

Duqeynta Israa’iil ee Marinka Gaza ayaa gashay maalintiisii ​​toddobaad, iyada oo duulimaadyo xagga cirka ah saacadihii hore ee Axadda lagu dilay ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah, lagu dhaawacay tobanaan kale isla markaana la simay ugu…

Doorashada Ethiopia oo markale dib loo dhigey

Madaxa guddiga doorashada Ethiopia ayaa sheegtay in aysan macquul ahayn in la qabto doorashada baarlamaanka ee qorshuhu ahaa in ay dhacdo 5-ta June, iyadoo aan la sheegin waqtiga cusub ee doorashada la qaban doono.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More