Browsing Category

NEWS

NEWS

Doorashada Ethiopia oo markale dib loo dhigey

Madaxa guddiga doorashada Ethiopia ayaa sheegtay in aysan macquul ahayn in la qabto doorashada baarlamaanka ee qorshuhu ahaa in ay dhacdo 5-ta June, iyadoo aan la sheegin waqtiga cusub ee doorashada la qaban doono.

Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May

Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa waa dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la waayo waxqabadkooda keeni karta gaabis ama dib u dhac kale oo ku yimaada dhanka…

Kenya ayaa fasaxday laba duulimaad oo tageeysa Hargeysa

Kenya ayaa ogolaansho diblumaasiyadeed siisay labo duulimaad oo alaabooyinka doorashada u daabulaya Somaliland si loogu qabto doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo baarlamaanka, tanina waa iyadoo Kenya ay xayiraad saartay duulimaadyadii…

18 Maroodi ayay biriq ku dishay India

Ugu yaraan 18 maroodiyaal duurjoog ah ayaa lagu dilay Bamuni Hills oo ka tirsan degmada Assam’s Nagaon ka dib markii ay Biriq ku dhacday habeenkii Khamiista.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More