Browsing Category
NEWS
NEWS
Aqalka Sare oo ka soo horjeestay go’aanka baarlamaanka
Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray go'aankii maanta ee Golaha Shacabka uu muddo kordhin labo sano ah ugu sameeyay hay'adaha dowladda, sida ay sheegeen si doorasho qof iyo cod ah la isugu diyaariyo.
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyay Sharciga Doorashooyinka ee Baarlamaanka uu meel mariyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen jiheynta doorashooyinka heer Federaal, kaddib…
Baarlamaanka oo u codeeyay in doorasho qof iyo cod ah dalka ka dhacdo
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka federalka ayaa u codeeyay in dalka uu aado doorasho qof iyo cod ah taasoo muddo labo sano gudahood ah lagu qabto.
Guddoonka Golaha Shacabka oo ka soo saaray sharci gaar ah arrimaha doorashooyinka
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa soo saaray sharci gaar ah oo jiheynta doorashooyinka heer Federaal kaasoo ah doorasho qof iyo cod ah, iyadoo la faray Xukuumadda in Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran looga dambeeyo arrimaha la…
Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay xil ka qaadistii General Saadaq Joon
Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay maanta taliyihii ciidamada booliska gobolka Banaadir General Saadaq Joon.
War Deg deg ah;Baarlamaanka oo kulankiisii goordhow furmay
Kulan ay yeelanayaan xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa goor dhow furmay iyadoo dib u dhac uu ku yimid waqtigii hore loo qorsheeyay.
Taliyaha Booliska oo xilka ka qaaday Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir
Qoraal goordhow lagu daabacay barta Facebook ee Warbaahinta dowladda ayaa lagu shaaciyay in Taliyaha Booliska Soomaaliyeed uu xilka ka qaaday jen. Saadaq John oo ahaa Taliyaha Booliska Banaadir, saacado kaddib markii uu Taliyaha ku…
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay sanadguurada 61aad ee aasaaska ciidanka Xoogga dalka
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa manta soo saaray qoraal la xiriira xuska sanadguurada 61-aad ee ka soo wareegay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka.
DEG DEG: Taliyaha Booliska G/Banaadir oo sheegay inay joojiyeen Kulankii Baarlamaanka
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Saadaq John ayaa sheegay inay joojiyeen kulankii maanta ee Baarlamaanka, iyadoo ciidamo fara badan la dhigay Isgoysyada magaalada.
Madaxweynaha Galmudug “Sax ma ahan muddo kordhin, dad baa eed ka qaadi doona…”
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo wareysi siiyay mid ka mid ah telefshinada ayaa sheegay in aanay sax aheyn in xilligan uu dhaco muddo kordhin, isagoo tilmaamay in dalka uu doorasho geli doono.
Wararkii u dambeeyay shirka Golaha Shacabka iyo shakiga ku aadan muddo kororsiga
Shaki iyo guux weyn ayaa ka soo baxaya shirka maanta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ku leeyihiin Xarunta Villa Hargeysa.
Sheekh Shariif “Waxaa ka digeynaa muddo kordhin sharci darro ah, haddii…”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay isku day kasta oo muddo kordhin sharci darro ah, maasaama uu waqtigii ka dhacay Madaxweynaha, goloyaasha sharci dejinta ee dowladda…
Baarlamaanka oo berri ka doodaya mooshin ku saabsan doorashada iyo Ciidamo la dhigay
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa berri kulan degdeg ah yeelanaya, iyadoo goordhow uu farriin qoraaleed u dhacay xildhibaannada oo ku saabsan mooshin ku saabsan doorashada qaranka.
Tallaalka Covid 19 ee lagu farsameeyay Shiinaha oo Muqdisho la keenay
Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo degtay maanta diyaarad siday tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19 ee lagu farsameeyay dalka Shiinaha.
Maxaabiis loo haysto burcad badeednimo oo Muqdisho laga soo dejiyay
Maxaabiis loo haysto dambiyo la xiriira burcad badeed ayaa maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kadib markii laga soo wareejiyay xabsi ku yaal magaalada Garowe.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo isku bedelay Wasiirada labo Wasaaradood
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta isku bedelay Wasiirada labo Wasaaradood oo ka tirsan Xukuumaddiisa.