Browsing Category
NEWS
NEWS
Why India’s ambitious Covid-19 vaccination drive is faltering
India's campaign to vaccinate its 1.3 billion people against Covid-19 has hit a number of obstacles as a new surge of…
Barnaamijyada TRS ee arrimaha tahriibka oo lagu soo bandhigay sheekooyin naxdin leh ee safarada…
Qaxootiga Soomaalida ee ku nool magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar, oo ka qeyb-galay barnaamijyo taxanayaal ah oo ay daadihisay Ifraax Axmed, oo ah gabar u ololeeysa arrimaha bulshada, ayaa ka hadlay mid kamid ah dhibaatooyinka ugu…
After blacklash in Germany, Merkel cancels plan for extended Easter lockdown
Chancellor Angela Merkel drew up a plan agreed on Tuesday for an extended Easter to try to break a third wave of the…
Cabdirashiid Janan oo gaaray Beled-Xaawo lana kulmay Taliyaha Nabadsugida
Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan uu gaaray magaalada Beled-Xaawo halkaa oo uu kulamo kula yeeshay saraakiil ka tirsan Sirdoonka Qaranka oo uu hoggaaminayo Taliyaha…
Beesha Caalamka oo sheegtay inaysan taageeraynin doorasho hal dhinac ah iyo Muddo Kordhin
Beesha Caalamka ayaa mar kale ku celisay in aanay taageeri doonin hannaan doorasho oo isbarbar socda ama dadaal kasta oo horseedaya in muddo kordhin lagu sameeyo.
Libya’s eastern region is handing over power to a UN-backed interim government
Libya's eastern administration officially handed over power on Tuesday to a new executive set to unite the war - torn…
Kenya oo soo saartay qorshe lagu xirayo xeryaha qaxootiga Dhadhaab
Kenya ayaa 14 maalmood u qabatay ha'yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR si ay ula timaaddo qorshe lagu xirayo xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma, sida lagu shaaciyay qoraal la soo dhigay barta Facebook ee…
French Minister of Culture Roselyne Bachelot in hospital with Covid-19
French Culture Minister Roselyne Bachelot has been taken to hospital after testing positive for Covid-19, but her…
France reopens Libyan embassy to show support for interim government
France will resume its embassy in the Libyan capital Tripoli next week in a gesture of support for the conflict-torn…
Guddoomiyihii Jaamacadda Zamzam Prof Warfaa oo geeriyooday
Allaha u naxariistee Waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Gudoomiyahii Jaamacada ZamZam Prof. Axmed Muumin Warfaa oo ka mid ahaa aqoonyahnada Soomaaliyed.
AstraZeneca defends Covid-19 vaccine after US agency questions test results
AstraZeneca has said it stands by its coronavirus vaccine after a US body raised concerns about test results that…
Taliyaha Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliyeed oo ku sii jeeda Gedo
Taliyaha Ciidamada Nabad Sugidda NISA Fahad Yaasiin ayaa maanta ku sii jeeda degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaasoo uu kaga sii horreeyay Kaaliyihiisa Xafiiska C/llaahi Kulane.
Massive cargo ship turns sideways in the Suez Canal and blocks all traffic
A cargo container ship that is among the largest in the world has turned aside and blocked all traffic in Egypt's Suez…
Madaxweynaha Jubbaland oo xilka ka qaaday Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashid Janan
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilka ka qaadey Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland sida lagu sheegay war goordhaw kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland.
Myanmar frees hundreds of prisoners like Aung San Suu Kyi due to court
Myanmar released more than 600 prisoners from prison on Wednesday, amid renewed outrage over the junta's brutal…
Faahfaahin ka soo baxaysa askar lagu diley saaka magaalada Muqdisho
Rag hubeysan ayaa ku dishey labo askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho.