Browsing Category
NEWS
NEWS
Qatar oo martigelisay shirkii saddexaad ee kooxda Quint ee Soomaaliya
Jun. 06 (Jowhar.com)-ย Dowladda Qatar ayaa marti galisay shirkii saddexaad ee kooxda loo yaqaan quint group-ka ee arrimaha Soomaaliya, kaasoo ay ka soo qeyb galeen wakiilo ka kala socday wadamada Imaaraadka Carabta (UAE), Mareykanka,…
Shir loogaga hadlayo Mideynta Canshuuraha iyo Maaliyada oo Muqdisho ka furmay
Jun. 06 (Jowhar.com)- Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamul Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Guddiga qabanqaabada Maalmaha Xoriyada Dalka
Jun. 06 (Jowhar.com)-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay guddiga Qaban-qaabada Xuska Sanad guurada 63aad ee maalmaha xorriyadda oo ka kooban siddeed Wasiir iyo Guddoomiyaha…
Maxkamada ciidamada oo xukuntay xubno Shabaab iyo Daacish ah
Jun. 06 (Jowhar.com)-Maxkamadda militariga Soomaaliya ayaa xukunno ku riday laba nin oo lagu kala helay inay ka mid ahaayeen ururada al-Shabaab iyo Daacish.
Madaxa ATMIS, Safiirka Uganda iyo saraakiil ciidan oo booqatay dhaawacyada askartii Buula-mareer
Jun. 06 (Jowhar.com)-Wakiilka Gaarka ah ee Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Africa ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohamed El-Amine Souef ayAa ku booqday isbitaalka heerka labaad ee ATMIS ciidamadii…
Maxkamada gobolka Banaadir oo xukun culus ku riday 36 Ajaanib ah
Jun. 06 (Jowhar.com)-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa 36 eedeysane oo ajaanib ah ku xukuntay in ay bixiyaan midkiiba 11 kun oo doolar iyo 30 kun oo doolar oo magdhaw ah oo ku aaddan kalluunkii ay Soomaaliya ka qaateen ah, doomahii iyo…
Afar qof oo ku dhimatay qarax culus oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
Jun. 06 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo fiidkii hore ee xalay ka dhacay qeybo kamid ah degmada Hodan ee bartamaha magaalada Muqdisho.
Dabley weerar ka geysatay Nigeria oo dishay 30 qof, dad kalena afduubatay
Jun. 06 (Jowhar.com)-Dablay hubaysan ayaa dalka Nigeria ku dishay ugu yaraan 30 qof, halka ay afduubteen tiro caruur ah, weeraro ka kala dhacay illaa saddex gobol oo ku yaalla dhinaca woqooyi ee dalkaas, sida laga soo xigtay laamaha…
Akhriso War Saxaafadeed laga soo saaray kulan loogaga hadlay xaalada dalka Soomaaliya
Jun. 05 (Jowhar.com)-Wakiilo ka socday wadamada Soomaaliya, Qatar, Imaaraatka carabta, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa markale ku kulmay magaalada Doxa ee dalka Qadar iyagoo ka wadahadlay xaalada dalka Soomaaliya.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir gaar ah la yeeshay Madaxda Bangiyada dalka
Jun. 05 (Jowhar.com)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ee dalka ka hawlgala dalka.
Wakiilka cusub Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo soo gaartay Muqdisho
Jun. 05 (Jowhar.com)-Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee dhawaantan la magacaabay, Catriona Laing, ayaa maanta soo gaartay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul wasaare Xamze oo isla xisaabtan culus ku bilaabay wasiirada
Jun. 05 (Jowhar.com)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa maanta bilaabay kulamo muhiim ah oo uu la yeelanayo Wasaaradaha, si uu ugula xisaabtamo waxyaabihii ka qabsoomay…
Gudoonka baarlamaanka oo mushaarka ka jaranaya xildhibaanada aan soo xaadirin fadhiyada BFS
Jun. 05 (Jowhar.com)-Guddoomiye Cabdullaahi Abshiroow ayaa sheegay in aysan isku xuquuq noqon doonin bishaan Juun Xildhibaanada soo xaadira kulamada iyo kuwa iska maqnaado fasax la'aan.
Mareykanka, Qatar iyo Ingiriiska oo $10.5 million ugu deeqay Soomaaliya, si abaarta wax looga qabto
Jun. 05 (Jowhar.com)-Lacag dhan 10.5 milyan oo doolar oo gargaar abaaraha iyo u adkeysiga ah ayaa loogu deeqayaa Soomaaliya iyadoo ay iska kaashanayaan Sanduuqa Horumarinta Qatar, Hayโadda Horumarinta Caalamiga ah ee Mareykanka iyo…
Shabaabkii ugu tirade badnaa oo isaga soo goostay Shabaab, iskana dhiibay Baydhabo
Jun. 05 (Jowhar.com)-Ciidamada ammaanka ayaa Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay kusoo bandhigay 10 xubnood ooย ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
Gudoomiyayaasha baarlamaanada Soomaaliya iyo Sucuudiga oo wadahadal ku yeeshay Riyaadh
Jun. 05 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Boqortooyadda Sucuudi Carabiya kula kulmay dhigiisa dalkaas Mudane Dr.…