Browsing Category
NEWS
NEWS
Madaxweyne Joe Biden oo turaanturooday kuna dhacay dhulka xaflad qalin jebin ah
June. 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa turaanturooday oo dhacay xilli uu shahaadooyin ku qeybinayay xaflad qalin jabin ah oo ka dhacday Akadeemiyada Ciidamada Cirka Mareykanka ee Colorado.
Soomaaliya oo soo dhaweysay Ansixinta Warbixinta ku biiritaanka Suuqa Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC)
June. 01 (Jowhar.com)-Dowlada Soomaaliya ayaa soo dhaweysay ansixinta madaxda xubnaha ka ah Suuqa Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ay ku ansixiyeeen warbixin ay hordhigeen Guddiga Qiimeynta Codsiga dowlada Soomaaliya ay u gudbisay EAC.
Axmed Madoobe oo Muqdisho kula kulmay Qaar ka mid ah Isimada SSC
June. 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan Qado Sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah Garaadada SSC ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Premier Bank oo ka howlgalaya Kenya kadib markii uu la wareegay Bankiga First Community Bank
Jun. 01 (Jowhar.com)-Premier Bank, oo ah hormuudka hay’adaha maaliyadeed ee Bariga Afrika, ayaa si rasmi ah uga hawlgalaya dalka Kenya, kaddib dib u qaabeyn iyo magac-baddel uu ku sameeyay shirkad hoosaadkiisa First Community Bank.…
Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Buundo Cusub oo laga dhisey degmada Wadajir
June. 01 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Buundo cusub oo laga hirgeliyay wadada Buulo-xuubey ee Degmada Wadajir.
Madaafiic ku dhacday Suuq ku yaal Kharduum oo ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac
un. 01 (Jowhar.com)-Madaafiic ayaa lagu garaacay suuq ku yaalla magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Suudaan, waxaana ku dhintay 18 qof in ka badan 100 kalena waa ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen dhaqaatiirta iyo dadka deegaanka.
Mareykanka iyo Shiinaha oo ku sigtay inuu ka dhex qarxo dagaal culus
Jun. 01 (Jowhar.com)-Saraakiisha difaaca ee Maraykanka ayaa ka digaya "sare u kac ballaadhan" oo ku yimi daandaansi ay sheegeen inuu kaga imanayo diyaaradaha iyo maraakiibta dagaalka ee Shiinaha, kaas oo ka socda hawada caalamiga ah ee…
Musharixii laga guuleystay ee Kilicdaroglu oo keligii talis ku sifeeyay Erdogan kadib natiijadii…
may. 28 (Jowhar.com)-Kemal Kilicdaroglu ayaa jeediyay khudbad kulul isagoo ku cambaareeyay dowladda Madaxweyne Erdogan inay tahay keligii talis.
Madaxweyne Xasan oo ka hadlay wararka sheegaya inuu la wareegay shaqadii ra’iisul wasaaraha
May. 02 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay warar dhawaanahan la isla dhexmaarayay baraha bulshada oo ahaa iney la wareegeen awoodii ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.
Duqa Muqdisho Madaale oo soo saaray awaamir kale oo culus
May. 01 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Mabnuucay isticmaalka iyo ka ganacsiga Shiishada, Taabuuga, Qamriga, Calaqa iyo Xashiishka.
Madaxweynaha Kenya oo ka digay in Midowga Yurub laga sugo $85 milyan oo wax looga qabanayo Somaliya
May. 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxda dalalka Afrika, isagoo ku eedeeyay iney ka gaabiyeen wax ka qabashada dhibaatada gudaha qaaradan ka jirta.
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galayo dalka Switzerland
May. 01 (Jowhar.com)-Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya Dr. Aadan Ibraahim Aw Xirsi iyo wefti khubaro ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaarey Magaalada Geneva ee dalka Switzerland.
Booliska dalka Jabuuti oo xabsiga dhigay 3,000 qof
May. 01 (Jowhar.com)-Dowladda Jabuuti ayaa Axaddii ku dhowaaqday howlgallo ka dhan ah tahriibka, ayada oo taleefishinka dowladda uu weriyey in booliska ay xireen 3,000 oo qof oo la masaafurin doono.
Milatariga Sudan iyo Kooxda RSF oo markale Xabad joojin gaaray
Apr. 30 (Jowhar.com)-Kooxda gargaarka deg-degga ah ee (RSF) iyo ciidamada Sudan ayaa ku heshiiyey inay ku kordhiyaan xabbad joojinta bini'aadantinimo muddo 72 saacadood ah laga bilaabo saqda dhexe ee habeenimada isniinta soo galayso waqtiga…
DS oo Muqdisho iyo Garoowe ka dajisay Soomaali laga soo badbaadiyay dagaalka Sudan
Apr. 30 (Jowhar.com)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey, 78 ka mid ah dadkaas waxaa la keenay Muqdisho halka 45 laga dajiyay Magaalada Garoowe.
DFS oo soo bandhigtay tirada Soomaalida ka carartay colaada Sudan
Apr. 30 (Jowhar.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horeysay soo bandhigtay tirada dadka Soomaalida ah ee isaga baxsatay colaada todobaadkii saddexaad ka socota dalka Suudaan.