Diyaarado dagaal oo duqeyn ku burburiyay mid kamid ah goobaha ay Daacish qaraxyada ku diyaarsadaan
Feb 15(Jowhar)Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo wargal ah Saaxiibada caalamiga ah ee Puntland ka taageeraya dagaalka Argagixisada ayaa xalay burburiyey Mid kamid ah goobaha ay Daacish kudiyaariyaan qaraxyada iyo baabuurta ay kurakibaan.!--more-->…