Israel:Xamaas waa in ay sii deysaa saddex lahayste usbuucan
Feb 14 (Jowhar)- Israel ayaa soo saartay digniin ah in Xamaas ay sii deyso saddex la haystayaal usbuucan dhammaadkiisa ama ay halis galiyaan dib u soo celinta dagaalka Gaza, ka dib markii kooxda xagjirka ah ay caddeeyeen inay ka go'an tahay…