Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar rag hubeysan ay ku qaadeen wasaarada arrimaha gudaha Turkiga
Oct 01 (Jowhar.com)- Qarax ka dhacay meel u dhow xarunta baarlamaanka Turkiga ee magaalada Ankara ayaa ahaa “Weerar Argagixiso” oo ay ku dhaawacmeen labo askari oo ka tirsan booliska, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha.Labo nin oo!--more-->…