Kudhowaad 30 Daacish ah oo lagu dilay dagaal saaka ka dhacay buuraha Calmiskaat
Feb 11(Jowhar)Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo aroornimadii hore ee saaka ciidanka Puntland iyo Kooxda Daacish ku dhexmaray deegaano ka tirsan buuraha Calmiskaat ee gobolka Bari.Wararka ayaa tilmaamaya in!--more-->…