Gabar yar oo laga soo saaray minka hooyadeed oo mayd ah oo geeriyootay
April 26 (Jowhar.com)- Ilmo yar oo maalmo kahor qaliin looga soo saaray iyadoo nool caloosha hooyadeed oo mayd ah ayaa maanta geeriyootay.Saabiriin ayaa qaliin looga soo saaray uurka hooyadeed oo ku dhimatay duqeyn Israa’iil ka gaysatay!--more-->…