Xubnaha mucaaradka oo aqbalay iney la kulmaan madaxweybe Xasan, kana tashanaya….
Jun 21 (Jowhar)-Xubnaha Madasha Samata-bixinta Mucaaradka oo xalay ku shiray hoyga Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa mabda’a ahaan isku raacay inay la kulmaan Madaxweyne Xasan Sheekh, kaddib dalab ka yimid Villa Somalia.Waxaa!--more-->…