Israel oo maanta sii deyneys 183 Falastiiniyiin, kuna badalaneyso 3 Israel ah
Feb 08(Jowhar)Xamaas ayaa Sabtida maanta ah sii deyneysa 3 la heyste oo Israa’iiliyiin ah oo ay ku beddelanayso 183 maxbuus oo Falastiiniyiin u xiran Israa’iil, waana markii shanaad ee is-dhaafsigan tan iyo markii la gaaray xabad joojinta…