Duqeyn lagu diley sarkaal ka tirsan Alshabaab oo ka dhacday Ceel-Bacad
Mar 08(Jowhar)-Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay duqeyn ku dishey saraakiil ka tirsan kooxda Alshabaab kadib duqeyn ka dhacday deegaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe.Duqeyntan ayay dowladu sheegtay inay ka dhacday maanta deegaan ka tirsan!--more-->…