Wasaaradda Warfaafinta oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta…
Apr 27 (Jowhar)Aqoon isweydaarsigani oo ay ka faa'iidaysteen ilaa 25 suxufiyiin ah oo ka socday Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo Warbaahinta Qaranka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta kaalinta Warbaahinta ee baahinta Wararka iyo…