Khasaaraha Nafeed ee dabkii Los Angeles oo sii kordhaya
Jan 11 (Jowhar)-Dab ballaaran oo ku faafay xaafado ka tirsan Los Angeles, kaas oo barakiciyay kumannaan qof, ayaa ilaa hadda galaaftay nolosha ugu yaraan 10 qof, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta, ayada oo Ciidamada Ilaalada Qaranka ee…