Trump oo ka badbaadiyay xabsi maalmo ka hor caleema saarkiisa
Jan 10 (Jowhar)-Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump,ayaa lagu helay dambi ah inuu inuu been abuur ku sameeyay dukumeenti, si uu u qariyo lacag lagu aamusiyay haweeney sameysa filimada galmada.
Aerial Assault: Air Tankers Combat LA Fires from Above
Above Los Angeles, air tankers and helicopters weave through towering wildfire plumes, releasing essential flame retardant and valuable water onto the fires raging below.
National Guard Deployed as Los Angeles Fire Death Toll Reaches 10
Wildfires surrounding Los Angeles have claimed the lives of at least ten individuals and have devastated nearly 10,000 structures, with five fires continuing to rage into a third night, as dry desert winds once more intensified the flames.
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar rag hubeysan ay ku qaadeen xabsiga gobolka Mudug
Jan 10 (Jowhar)-Hal ruux ayaa ku geeryooday laba kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii maleeshiyo beeleed hubaysan ay weerareen xabsiga Gobolka Mudug.
Koox hubeysan oo weerartay Xabsiga magaalada Gaalkacyo
Jan 10 (Jowhar)- Maleeshiyo beeleed hubaysan ayaa weerartay xabsiga magaalada Gaalkacyo iyagoo ka caraysan rag ka tirsan beeshooda oo dhawaan maxkamadda ciidanka Puntland xukuntay.
Maamulada Galmudug iyo Puntland oo go’aamo ka soo saaray dagaalada Mudug
Jan 10 (Jowhar)- Shir maalmihii la soo dhaafay magaalada Gaalkacyo uga socday mas’uuliyiin ka socota Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray go’aanno ku saabsan xallinta colaad beeleedda ka aloosan degaannada galbeedka gobolka Mudug.
Danish Prime Minister Contacts Trump Regarding Greenland Comments
The Prime Minister of Denmark announced that she had contacted US President-elect Donald Trump in light of his comments about taking control of Greenland, which Denmark is taking seriously.
Nin u dhashay Canada oo lagu xirey Hindiya isagoo watay Madax Yaxaas
Jan 10 (Jowhar)-Mas’uuliyiinta dalka Hindiya ayaa sheegay in ay garoonka diyaaradaha ee Delhi ku xireen nin Canadian ah oo boorsadiisa ku sitay dhafoor ama madax yaxaas.
Satellite Images Reveal Extent of Fire Damage Near Los Angeles
Recent high-resolution satellite images captured within the last 24 hours reveal the extent of devastation inflicted upon neighborhoods north of Los Angeles due to multiple fires.
Concerns Rise Over Election Interference as Musk Welcomes German Far-Right Leader
Elon Musk has called on Germans to support the far-right Alternative for Germany (AfD) party in the upcoming general election during a program he hosted with the party's co-leader on his social media platform X.