Trump ayaa sidoo kale ku eedeeyay Zelenskyy inuu qaatay lacagta Mareykanka
Feb 19 (Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sii xumeeyay khilaafka kala dhaxeeya Volodymyr Zelenskyy, isagoo ku tilmaamay madaxweynaha Ukraine inuu yahay "kaligii taliye bilaa doorasho ah".Qoraal dheer oo aad u kulul oo uu!--more-->…