General Asad,Guddoomiye Amiir iyo Guddoomiyaha Saalax oo ka wadahadlay ammaanka caasimada
Dec 28 ( Jowhar)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamed Axmed Amiir iyo Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud ayaa kullan looga hadlayey…