Wararkii u danbeeyay duqeymo diyaaradeed oo lala beegsadat godad ay ku dhuumaaleysanayeen Daacish
Feb 17(Jowhar)Sida ay xaqiijinayaan macluumaad hordhac ah, duqeymihii shalay iyo xalay lala beegsaday bartilmaameedyo ay kusugnaayeen kooxda Daacish ee Buuraha Calmiskaat ayaa xaqiijinaya in mid kamid ah oo lala helay Godka layiraahdo…