NISA oo gacanta kusoo dhigtay askari Dhuusa-mareeb ku dilay Sarkaal boolis ah
Dec 24 ( Jowhar) Ciidamada Nabad sugida Qaranka ayaa goordhow gacanta kusoo dhigay eedeysane lagu tuhunsan yahay inuu xalay dilay Alle ha u naxariistee Labo Xidigle Xasan Quuri, oo ahaa sarkaal ka tirsan booliska Galmudug.Ninkaasi ayaa!--more-->…