Xamse oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha
Dec 23 ( Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan kula qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka isaga oo Warbixin ka dhageystay.!--more-->…