Wararkii u danbeeyay khasaaraha dagaal culus oo ka socda dowlad deegaanka Soomaalida
Dec 25 ( Jowhar) Dagaal xooggan ayaa saaka markale dib uga qarxay deegaanka Dacawaley ee degmada Xarshin ee dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya. Dagaalkan ayaa u dhaxeeya Ciidanka Liyuu Booliska deegaanka iyo Shacabka Dacawaley.!--more-->…