Dowladda Federaalka oo si kulul uga hadashay dagaalkii Ciidanka Jubaland iyo kuwa Sen Gaboose
Nov 23 ( Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay iska-horimaar khasaare kala duwan dhaliyay oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, kaasoo u dhexeeyay ciidamada Jubaland iyo kuwo ilaalo u ahaa Senator Ilyaas Gaboose.Dowladda!--more-->…