Ruushka iyo Ukraine oo is dhaafsanaya maxaabiis gaadhaysa 2 kun oo Maxbuus
May 24 (Jowhar) Wadddamada Ruushka iyo Ukraine ayaa bilaabay maxaabiis is dhaafsigii abid ugu badnaa iyaga oo la kala wareegi doona tiro dhan 2 kun oo maxbuus halkaas oo mid walba loo sii deyn doono kun maxbuus.390 maxbuus oo isugu jira!--more-->…