Taliyaha ciidanka booliska oo Isbitaalka Madiino ku boqoday askari ay dhaawac u geysteen…
Nov 27 ( Jowhar)Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Diyaano ayaa Isbitaalka Madiina ku booqday askari ka tirsan Ciidanka Booliska oo maanta dhib ka soo gaaray gacan qaad ay u geysteen qaar ka tirsan…