Madaxweyne Xasan oo Turkiga ka dagay iyo xogta wadahadalka isaga iyo Abiye
Dec 12 ( Jowhar) Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa…