Shabaab oo Shan kamid ah shaqaalaha dhagaxa qodo ku dishay magaalada Mandheera
Apr 30(Jowhar) Booliska Kenya ayaa sheegay in kooxda Shabaab ay dishay Shan ka mid ah shaqaalaha dhagaxa qoda, halka laba kalena ay dhaawacday ka dib markii kooxda ay weerar ku qaaday baabuur ay wateen shaqaalaha oo marayay meel u dhow…