NISA oo qabatay sarkaao dowladda ka tirsan oo Shabaab kala shaqeynayay qaraxyo ka dhaca Muqdisho
Nov 07 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka kooban labo xubnood oo khawaarijta u qaabilsanaa qeybta sahanka.Sirdoonka dalka oo hayay xogta dhagar qabeyaashan isla!--more-->…