Dab Naxdin Leh Oo Ka Kacay Cusbitaalka Hindiya Oo aay ku dhinteen 10 dhalaan ah
Nov 16 (Jowhar)-Maamulka ayaa sheegay in dab ka kacay qeybta dhallaanka ee isbitaalka Hindiya uu sababay dhimashada toban carruur ah oo dhawaan dhashay, iyadoo 16 kale ay naftooda la dagaalameen ka dib markii uu dab qabsaday dab la sheegay…