Golaha Wasiirada oo Ansixiyay heshiisyo Soomaaliya ay la gashay dalalka Qatar iyo Shiinaha
Oct 31 (Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha, kaas oo ku saabsan hirgalinta…