Kaaraan oo Ku Guuleysatay Koobka Tartanka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir
Oct 18 (Jowhar)-Xulka kubadda cagta ee degmada Kaaraan ayaa galabta ku guuleystay koobka tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir iyo degmada Balcad, kadib markii ay ciyaarta kama dambaysta 2-0 kaga adkaadeen xulka degmada…