William Ruto oo magacaabay Madaxweyne ku xigeen
Oct 18 (Jowhar)-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u magacaabay wasiirka arrimaha gudaha Prof. Kithure Kindiki inuu noqday madaxweyne ku-xigeen kadib markii xubnaha Aqalka Sare ee dalka ay xilka ka qaadeen Rigathi Gachagua.Kindiki!--more-->…