Masar oo muwaadiniinteeda uga digtay iney u safraan deeganada Somaliland
Sep 22 (Jowhar) Dowladda Masar ayaa muwaadiniinteeda uga digtay iney u safraan deegaanada Somaliland, xili ay cirka sii galeyso xiisada u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiska Badda ee Somaliland.Qoraal kasoo baxay!--more-->…