Wadaado Xer ahaa oo masjid dhexdiisa loogu toogtay aano qabiil darteed
Sep 18 (Jowhar) Wararka ka imanaya magaalada Wardheer ee Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in waaberigii hore saaka masaajid lagu dhex diley lix dhallinyaro wadaaddo xer ah, kuwaa oo u wada geeryoodey rasaas lagu furay.Dadka deegaanka!--more-->…