Dr Abdikarin Muxidiin oo si rami ah ula wareegay xilka Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD
Aug 10(Jowhar.com)-Dr. Cabdikariim Muxaydiin Axmed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD, kadib xaflad xilwareejin ah oo ka dhacday Xarunta Jaamacadda Town Campus, isagoo hoggaanka jaamacadda kala wareegay…