Xiliga ay dib u bilaabanayaan wadahadaladii xabad joojinta Gaza oo la shaaciyay
Aug 09 (Jowhar.com)-Israel ayaa oggolaatay in 15-ka Agoosto dib loo bilaabo wadahadaladii xabad joojinta Gaza, sida ay dalbadeen dhexdhexaadiyeyaasha Mareykanka, Qatar iyo Masar, sidaasina waxaa sheegay xafiiska ra'iisul wasaaraha Benjamin…